Qoorqoor oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wafdi ka socda Haya’dda WFP

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa aqalka madaxtooyada Dhuusamarreeb ku qaabilay wafdi ka socday haya’dda WFP oo uu hoggaaminyay wakiila hay’adda ee Soomaaliya mudane Sayeed Mohammad Farooqui.

Kulanka uu la qaatay ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Galmudug iyo sii wadadidda arrimaha bani’aaddannimada.

Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn uga mahadceliyay teegeerada ay shacabka reer Galmudug la garab taaganyihiin.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor

Leave a Reply