Qarax Xoogan oo Caawa Ka Dhacay Muqdisho

Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka Hotelka Maka Al Mukarama iyadda oo ay Wararka sheegayaan in Hotelka lala eegtay Qaraxa.

Ugu yaraan Laba qof ayaa ku dhaawacmay Sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah oo Magacyadooda u qarriyay Sababo Amni.

Ma jirto faahfaahin intaasi ka badan oo weli laga helay Qaraxa.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor