Qaban qaabo la’aanta doorashadda Soomaaliya oo laga deyriyay

Gudoomiyaha xisbiga Dadka Ahna Musharax U Taagan Xilka Madaxtinimo ee dalka soomaaliya Saciid Ciise Maxamuud oo la hadlay radio Dalsan ayaa waxaa uu ka sheekeeyay marxaladda siyaasadeed ee xilligan dalka uu marayo.

Waxaa uu ka deyriyay qaban qaaba la’aanta doorashadda dalka oo lagu wado in ay ka dhacdo dabayaaqadda sanadkan 2016.

Hoos Ka Dhageyo wareysiga Saciid Ciise Maxamuud:

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor