• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 10, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Q/Midoobay oo farriin kasoo saartay xadgudubyada loo geysto Haweenka Soomaaliyeed

Dalsan Editor by Dalsan Editor
June 19, 2022
in Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 3 mins read
A A
Q/Midoobay oo farriin kasoo saartay xadgudubyada loo geysto Haweenka Soomaaliyeed
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee ciribtirka xadgudubyada galmada ee xilliga colaadaha, ayaa Xafiiska QM ee Soomaaliya ku baaqay in la xoojiyo hababka sharci iyo kuwa bulsho ee lagu ilaaliyo dadka ka badbaaday rabshadahaas oo kale, gaar ahaan haweenka iyo carruurta.

“Xuquuqda aadanaha ee dadka ka badbaaday xadgudubyada galmada ee xilliga colaadaha waxay u baahan yihiin in la ilaaliyo, si ay tani u dhacdana waxaa lagama maarmaan ah in la xoojiyo hanaanka ilaalinta sharcidejin iyo midka bulsho ee Soomaaliya, gaar ahaan kuwa loogu talagalay haweenka iyo carruurta,” ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan.

“Waxaan sidoo kale ku boorinayaa hay’adaha iyo mas’uuliyiin Soomaaliyeed inay xaqiijiyaan in agabka lagu taageerayo dadka ka badbaaday rabshadaha galmada ee la xiriira colaadaha ay ku jiraan fursado dhaqaale. Iyadoo loo marayo awoodsiin dhaqaale ayaa ka badbaadayaashu waxay awood u yeelan doonaan inay naftooda iyo qoysaskooda wax ku taraan, oo ay ciribtiraan ceebaha la xiriira in loo geystay rabshadahaas oo kale,” ayaa yiri Md. Swan.

Si taas loo gaaro, dadaallada QM ee Soomaaliya ee dhinaca xadgudubyada galmada ee xilliga colaadaha waxaa ka mid ah in la furo xarumo gaar ah oo taageero buuxda siiya haweenka horey loola xiriirin jiray Al-Shabaab, halkaasoo ka dib marka la siiyo la-talin billow ah iyo taageero nafsi-bulsheed, haweenku ay qaadanayaan muddo tababar xirfadeed oo farsamo gacanta ah iyada oo ujeedadu tahay in kor loo qaado fursadaha ay ku heli karaan isku filnaansho dhaqaale iyaga iyo qoysaskooda.

Golaha Loo Dhanyahay ee Qaramada Midoobay ayaa sanadkii 2015kii  ku dhawaaqay maalinta 19-ka June ee sanad kasta inay tahay Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubyada Galmada ee Xilliga Colaadaha.

Xuskaas ayaa ujeedadiisu tahay in kor loo qaado wacyiga ku aaddan baahida loo qabo joojinta xadgudubyada galmada ee la xiriira colaadaha, in la sharfo dhibanayaasha iyo kuwa ka badbaaday xadgudubyada galmada ee ku nool adduunka dacalladiisa iyo in ammaan loo jeediyo dhammaan kuwa sida geesinimada leh naftooda ugu huray naftoodana ku waayay u istaagidda ciribtirka dembiyadaas.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo Midowga Yurub kala hadashay xoojinta taageerada Ciidamada

Next Post

Xiliga uu socdalka Turkiga ku tagayo Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo la shaaciyay

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

May 10, 2025
India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”
Wararka Idaacadda

India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

May 10, 2025
BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
Bilan Media

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

May 10, 2025
GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
Warar

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

May 8, 2025
Next Post
Xiliga uu socdalka Turkiga ku tagayo Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo la shaaciyay

Xiliga uu socdalka Turkiga ku tagayo Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo la shaaciyay

BBC

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Horaantii toddobaadkan, Hindiya ayaa weerar gantaallo ah ku qaaday sagaal goobood oo gudaha Pakistan ah, iyadoo jawaab uga dhigtay weerar...

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Roob mahiigaan ah oo si xooggan uga da’ay magaalada Muqdisho habeenkii xalay ayaa sababay daadad xooggan oo geystay khasaare naf...

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsan arrimaha Afrika ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee...

India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

by Liban
May 10, 2025
0

NEW DELHI/AMRITSAR – Tensions between nuclear-armed neighbors India and Pakistan have taken a sharp turn after the Indian military accused...

BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

"Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran"

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”
Wararka Idaacadda

India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
Bilan Media

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
U.S. Criticizes Outcomes of Somalia’s National Consultative Council Meeting
English News

U.S. Criticizes Outcomes of Somalia’s National Consultative Council Meeting

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • 1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan
  • Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
  • “Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
  • India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00