Maamulka Puntland ayaa waxa uu Maanta si kulul uga hadlay Arday laba gaareysa oo 20-kii Bishaan lagu dilay Magalada laas-caanood ee Gobolla Sool iyo kuwo kale ee la dhaawacay.
War-saxaafadeed laga soo saaray Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in maalin walba tacadi lagu haayo Shacabka laas-Caanood,isla markaan dilka Ardayda uu ka dambeeyo Soomaaliland.
Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayay ugu baaqeen in ay ka hadlaan tacadi xoog leh oo lagu haayo Shacabka  laas-Caanood.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka.