Puntland Oo ka tacsiyaysay Libaaxyo lagu laayay dalka Uganda

Wasaaradda Deegaanka Puntland ayaa ka tacsiyaysay Libaaxyo lagu laayay dalka Uganda oo la aamin san yahay iney sumeeyeen dad ugaarsata ah.
“Wasaaradda Deegaanka Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland waxay ummada bariga africa gaar ahaan shacabka Uganda uga tacsiyeynaysaa dhimashada 6 libaax, taas oo sii kordhinaysa hoose u dhaca kala duwanaasha noolaha iyo isu dheeli tirnaan la’aanta deegaanka”.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor