Puntland oo aan qeyb ka aheyn Imtixaanka Sanadkaan ay qaadeyso Dowladda Soomaaliya

23 kun oo Arday ayaa Beri Subax u Fadhiisan Doona Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare Sanad Dugsiyeedka 2016/2017. Taasoo ay Qaadeyso Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare. Ilaa 77 Xarumood ayaa Imtixaanka Lagu Qaadayaa Sanadkan..

* Gobalka Banaadir 56 Xarumood.
* Beledweyne 5 Xarun.
* Baydhaba 3 Xarun.
* Cadaado 2 Xarun.
* Galkacyo 2 Xarun.
* Afgooye 1 Xarun.
* Kismaayo 1 Xarun.
* Cabudwaaq 1 Xarun.
* Jowhar 1 Xarun.
* Guriceel 1Xarun.
* Buulo Burde 1 Xarun
* Dhuusomareeeb 1 Xarun
* Balcad 1 Xarun.
Wasaarada oo aan Caawa la Xiriiray waxay ii Xaqiijisay in Maamulka Puntland uusan Qayb ka ahayn Imtixaanadkan.. Mana La Aqbali karo In Maamuladii kale oo Dowlada u Hogaansan in Puntland Kaligeed dhinac u Socoto..
Ardayda Beri U Fadhiisanaya Waxaa Leeyahay Allah Ha Idinla Jiro …Howshana Halkiina ka Watta..

Hoos Ka Akhriso Wr-Saxaafadeedka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media