Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa  kulan la qaatay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka ...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in ay aad uga xun tahay helista in ku dhow ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-{C/naasir Maxamed ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka, xulka 17 jirrada ah ...
Waxaa Maanta garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho siweyn loogu soo dhaweeyay Ciyaartooyda xulka Kubbadda Cagta ee 17 jirada Soomaaliya, ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- C/salaam ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa goordhaweyd gaaray magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, waxaana halkaaskusoo dhaweeyay ...
Waxaa maagaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya si weyn looga dareemayaa diyaar garow xooggan oo loo sameynayo Ciyaartoyda da’doodu ka hooseyso ...
Ugu yaraan shan qarax ayaa laga maqlay caasimadda Ukriane ee Kyiv-xilli la taliyaha madaxweynaha dalkaas uu ku eedeeyay inay ka ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Abduwaxiid Cabdulaahi ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Addis Ababa cayaartoyda Kooxda ...
Taliyaha saldhigga Booliska degmada Eyl ayaa xalay dhaawac culus soo gaaray, kaddib markii askari ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah...
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan muhiim ah la qaatay saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka ka socda buuraleyda...
Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qeybta Gobolka Raas-Caseyr, ayaa dhawaan fuliyay howlgal amni oo ballaaran, kaas oo lagu baaray...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa mar kale muujiyey sida ay uga go’an tahay dowladda Federaalka...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.