Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa galinkii dambe ee khamiistii waxa uu Cisbitaalka Al-biri oo ku ...
Kadib dagaal ciidamada dowlada iyo Dagaalamayaasha Alshabaab ku dhexmaray Magaalada Baraawe ayaa waxaa soo baxaya faah-faahin dheeraad ah oo ku ...
HORDHAC: Waxyaabaha ay ku heshiiyeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya. 1. Heshiiska labada dal u dhaxeeya ee JCC oo la cusboonaysiinayo. ...
Madaxweyne Farmaajo waxay maanta booqasho 3 maalmood oo rasmi ah uga bilaabantay Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi. Waxa uu Salaan ...
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa khamiistii maanta go’aan ka gaartay gal-dacwadeedka laba askari oo katirsanaa ciidamada xooga dalka,kuwaa oo lagu ...
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Turkiga ayaa xaqiijiyey in loo yeeray Safiirka, loona gudbiyey cabasho ku aadan Tallaabadda ay ...
Kulankaasi oo hada bialwday  waxay kaga xaajoon doonaan Ajendayaal ay ka mid yihiin: Xoojinta Xiriirka Labada Dowladood, Arrimaha ...
Qoraal ka soo baxay Hay’addaasi oo Fadhigeeda Dhexe ku yaallo magaalladda London ayaa lagu sheegay inay Dowladaha Maraykanka iyo Britain ...
Qaar ka mid ah Jaalliyadda oo la hadlay Wakaalladda Wararka Yemen ee SABA ee ay Maleeshiyadda Xuutiyiinta maamulaan ayaa tilmaamay ...
Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inay wada-hadal kula jiraan Shirkadda DP World ee dalka Imaaraadka Carabta, ...
Ilo-wareedyo ku sugan magaalladda Nairobi ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey in Madaxweyne Farmaajo iyo dhigiisa Kenya, Uhuru Kenyatta la filayo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha cusub ee xarunta Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u dhaliishay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo ku eedeysay inuu ku guuldarreystay dhaqan-gelinta...
Wararka ka imaanaya deegaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dab lagu qabadsiiyay mid ka mid ah masaajidda ugu...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed uu ku muujiyay walaac xooggan, isaga oo digniin...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.