Warbaahinta dalkaasi ayaa baahisay inay Boliska qabteen 2 nin oo u dhalatay dalka Somalia, kuwaasi oo lagu eedeynayo inay nin ...
Saraakisiha Dowladda ayaa maanta sheegay in 10-kii qof ee lagu dilay Hawlgalkii ay sida wadajirka u fuliyeen Ciiddanka Dowladda iyo ...
Sarkaalkaasi ayaa la sheegay in Toorey looga dhaawacay Qoorta, xilli uu ku sugnaa Fagaaraha ugu mashquulka badan caasimadda dalkaasi ee ...
Wasaaradda Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta ee Dowladda Federalka Jarmalka (BMZ) ayaa sheegtay inay 25.85 million oo Dollar ugu deeqday Maamulka ...
Waxa Soo saray : Sulaymaan Xaaji Axmad Raage Waxa si wadajir Ah u so jedinaya: Abukar Dayax & Maryan Cali ...
Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay inay dadkaasi ku geeriyoodeen Dhismo ka koobay 4-dabaq oo ku yaalla ...
Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay dadkaasi ku dhaawacmeen Bam la dhigay meel qashin-qub ah oo ku taalla magaallo-xeebeedka Ajeyan ee ...
Waxaa Maanta mudo Lix maalmood kadib ah la aasay dadkii lagu dilay 25,kii Bishaan weerarkii ka dhacay deegaanka Bariire ee ...
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Ethiopia, Meles Alem ayaa shaaciyey inay marti-gelin doonaan Shirweyne looga hadlayo xal-u-helista Colaadaha ka ...
Waxa sare u kac ku yimid qiimihii la iibin jiray Xoolaha gaar ahaan ariga iyada oo berrito  tahay maalinta koowaad ...
Maanta oo bisha Carafo ay sagaal tahay waa Maalinta Xujeydu ay qabtaan acmaasha xajka tan ugu muhiimsan waana maalin mihiim ...
Saraakiisha Deegaanka ayaa sheegay inuu roobka Mansuumka ka da’ay qeybo ka mid ah Bartamaha iyo Koonfurta Yemen, waxayna daadadku burburiyeen ...
Mogadishu, Somalia – 29 April 2025 – The National Communications Authority (NCA), in collaboration with the Somali Disaster Management Agency...
Muqdisho, Soomaaliya – 29 Abriil 2025 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo kaashanaysa Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA) iyo Midowga...
Egypt’s Minister of Foreign Affairs and Migration, Dr. Badr Abdel-Aty, spoke by phone with Somalia’s new Minister of Foreign Affairs...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Ahmed Moallim Fiqi, held a high-level meeting with Mr. Rahmon Adebayo, the...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.