Sii hayah wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Xildhibaan Sadik Warfa ayaa  guddoomiyay kullan la xiriiray dardargalinta hab-raaca ...
Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka General Axmed Maxamed Tareedisho ayaa faah-faahin ka bixiyay qarax shalay ka dhacay xarun ...
Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah waxaa ay maamulka Gobolka Banaaadir ugu wareejisay waxbarashada Gobolka. Sii haya ...
Xukuumadda Somaliland ayaa soo saaray Amar lagu joojiyay in Qalabka kala duwan ee loo adeegsado bixinta adeegyada Isgaarsiinta lasoo geliyo ...
Xukuumadda oo dadaal xooggan ugu jirta tayenta heerka waxbarasho ee dalka iyo daadejinta hannaanka loo maamulo waxbarashada, ayaa maamulka gobalka ...
Hay’adda Qaramada midoobay u qaabbilsan socdaalka ee IOM ayaa sheegtay in kumanaan musaafuriin sharci darro ah ay ku xayiran yihiin ...
Munaasabad ballaaran oo maanta lagu qabtay hoolka sahal ee magaalada Muqdisho ayaa maamulka gobolka Banaadir Lagu wareejiyay waxbarashada Caasimada. Munaasabada ...
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ku yeeshay kulankii ugu dambeeyay ee Kal-fadhiga ...
Milliteriga dalka Algeria ayaa waxay Digniintaasi ku sheegeen Qoraal lagu soo daabacay Majaladda ku hadasha Codka Milliteriga ee dalkaasi, waxaya ...
Magaalo xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa gaaray wafdi ay hoggaamineysa Marwada Koowaad ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Marwo Seynab Macalin, ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa tacsi u diray Eheladii, qaraabadii qoyskii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Taliyihii ...
Guddoomiyaha Degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose Cabdullaahi Cali Axmed (Waafoow) ayaa waxaa uu sheegay in xaalada deg deg ...
New York, United States – The 80th session of the United Nations General Assembly (UNGA) officially opened today in New...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha cusub ee xarunta Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u dhaliishay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo ku eedeysay inuu ku guuldarreystay dhaqan-gelinta...
Wararka ka imaanaya deegaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dab lagu qabadsiiyay mid ka mid ah masaajidda ugu...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.