Boqolaal dhalinyaro oo kamid ah Darawalada Mooto Bajaajta ayaa Maanta banaanbax cabasho ka dhigay agagaarka Daljirka daahsoon ee degmada Boondheere ...
Wararka aan ka heleyno deegaan ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay ku warramayaan in halkaas barqanimadii Maanta oo talaado ...
Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa waxaa ka dhacday Doorashada Duqa Magaaladaas, waxaana doorashada ku tartamay saddex ...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay afaafka hore ee Xerada tababarka Ciidanka dowladda ...
Jugta qarax xoogan ayaa dhowr daqiiqo kahor laga malay xaafaddo ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhacay degmada ...
Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Xasaam Zaki ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Telefishin, wuxuuna xusay in Golaha Ammaanka ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdifataax Qaasim ayaa ka hadlay howlgalada ka dhan ah Al-shabaab ee ka socda Gobolada ...
Maxkamadda Rayidka ee ugu saraysa dalka Masar waxay taageertay xukun horey loogu riday 12 xubnood oo ka tirsan Ururkaasi oo ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Â Akhrineysa:-Cabdinaasir ...
Waxaa Maanta oo talaado lagu wadaa in Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal uu si rasmi ah uga furmo kal-fadhiga ...
Safiirka Somaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa Golaha Ammaanka u gudbiyay caddeymo muujinaya duqeymo Diyaaradaha ...
Madaxweynaha dowlad Hirshabeelle oo qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Magaalada Muqdisho ayaa ka wadahadlay Arrimaha Doorashooyinka Amniga iyo ...
Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay guusha lagu soo gabagabeeyay tababarkii ugu horreeyay ee loo qabtay cutubyo ka...
Mogadishu, Somalia – Somalia’s Ministry of Defence has welcomed the completion of training for the first batch of Egyptian troops...
Yinchuan, China – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre has arrived in China to participate in the 7th China–Arab States...
War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirar ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya, oo ay yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.