Wararka aan ka heleyno deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku warramaya in xalay ...
Rag hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay Magaalada East London ee dalka Koonfur Afrika ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay geeridii ku timid Guddoomiyihii Akadeemiyad goboleedka Afka ...
Guddoomiyihii Akadeemiyad Goboleedka geeska Afrika ee Afka Soomaaliga Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa daqiiqado kahor ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka tirsan qoyska Ikraan ...
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo miino baaris ah ka sameeyay inta u dhaxeysa deegaannada Sabiid, Caanoole iyo Mareerey oo hoos-yimaada ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Cabdinaasir Maxamed ...
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa ka hadlay doorashooyinka dalka gaar ahaan tan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ...
Ciidamada Itoobiya iyo xulafadooda ayaa lagu soo warramayaa inay sare u qaadeen weerrarka ay ku hayaan fallaagada Jahbadda Xoraynta Shacabka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo sabti ah kulan la qaatay Guddiyada Doorashooyinka ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, ayaa sheegay, in la waayay dad ka badan 100 qof, kadib markii ...
Mogadishu erupted in celebration today as Ramla Ali, Somalia’s trailblazing boxer, returned home with the country’s first-ever international gold medal...
Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay howdka fog ee deegaanka Raas-Kaambooni, oo hoos yimaada degmada Badhadhe ee gobolka...
Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay xarumaha diiwaangelinta dadweynaha ee Gobolka...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.