Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Maxamed ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa warbixinta labadii todobaad ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 276 xaalado ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo sabti ah lagu waday inuu safar ku ...
Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay shuruudaha laga doonayo Musharaxiinta shanta kursi ee ugu horreeysa doorashada Xildhibaanada Golaha ...
Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay 11 kursi ee ugu horreeysa doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Maxamed Geedi ...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa si kulul uga hadlay Qarax miino ah oo Maanta ka ...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa bogaadinayay guddiyada doorashooyinka Somaliland iyo Galmudug oo bilaabay Doorashada kuraasta Gollaha Shacabka waqtigii loogu ...
Inta la xaqiijiyay afar qof oo shacab ahaa ayaa ku geeriyooday, halka 10 qof kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib ...
Taliska Booliska Maamulka Jubbaland ayaa faah faahin ka bixiyay Dab geystay khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed oo saaka ka kacay ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Isbedel ku sameeyay dhammaan hoggaamada kala duwan ee Ciidanka Booliska Maamulka Puntland, ...
Shirkaan oo ka dhacay Machadka Shiinaha iyo Afrika ee magaalada Beijing ayaa waxaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyay Waaxda ...
Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa lagu dilay Carab Cali, darawal ka shaqeyn jiray gaari nooca Leyla Calaawi, kadib markii...
Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa si rasmi ah looga furay kalfadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay,...
Cairo – Egyptian officials and citizens alike have reacted with shock and anger after authorities confirmed that a 3,000-year-old bracelet...
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa ku eedeeyay dalalka reer galbeedka ee dhowaan aqoonsaday Falastiin inay "ammaanayaan argagixiso". Wuxuu ku...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.