Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo labadii maalin ee lasoo dhaafay safar ku joogay Magaalada ...
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo oo uu kaga qayb galayo Shirweynaha Iskaashiga Turkiga iyo ...
Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Itoobiya Abiy Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, waxaana halkaas ...
Meertada Saddexaad ee Shirweynaha Madasha Iskaashiga Turkiga iyo dalalka Afrika ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, isaga ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Maxamed Xasan ...
Guddiga Maamulka doorashada Xildhibaanada labada Aqal ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta shaaciyay inay berri qabanayaan doorashada kuraas ka ...
Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa labadii maalin ...
Ciidamada Booliska dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa habeenadii xalay aheyd waxaa ay howlgalo socday saacado ka sameeyeen xaafaddo ka tirsan Magaalada ...
Wasiirka arrimaha dibadda Talyaaniga iyo dhiggiisa Liibiya ayaa ka wada hadlay xiriirka ka dhexeeya dalalkooda kulan ka dhacay magaalada Rome, ...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay Ciidanka Booliska dowladda Kenya iyo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab oo saacadihii ...
Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa waxaa Maanta oo Jimco ah lagu wadaa inuu ka furmo Shirweynaha 3-aad ee Madaxweynayaasha ...
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo ...
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan la qaatay wafdi sare oo ka socday Midowga Yurub, kuwaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska 65-aad ee Todobaadka Xorriyadda, isagoo sheegay...
Magaalada Muqdisho iyo inta badan gobollada dalka ayaa xalay si weyn loogu dabaal-dagay 65-guuradii kasoo wareegtay maalintii ay Gobollada Waqooyi...
Madaxa hay’adda sirdoonka Mareykanka (CIA), John Ratcliffe, ayaa taageeray mowqifka Madaxweynihii hore Donald Trump ee ahaa in duqeymaha Mareykanka uu...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.