Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Abduwaxiid Cabdulaahi ...
Raila Odinga oo qabtay shir jaraa'id ayaa ku gacan seyray natiijadii shalay ka soo baxday guddiga doorashada Kenya. "Tiradii uu ...
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay Guddi uu u igmaday inay kasoo tala bixiyaan hanaankii lagu xalin lahaa dhibaatadii ...
Ammaanka dalka Kenya ayaa aad loo adkeeyay ayadoo ciidamada rabshadaha ka hortaga xalay la arkayay iyagoo lagu daabulayo meelaha qaar ...
Milatariga Soomaaliya, ayaa sheegay in muddo todobaad ah oo ay hawlgal ka wadeen waddada u dhaxeysa magaalooyinka Beledweyne iyo Matabaan, ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Farxiyo Muraad ...
Waaxda Maaliyadda ee dawladda Maraykanka ayaa cunaqabatayn ku soo rogtay saddex masuul oo ka tirsan dawladda Liberia, oo uu ku ...
Safaaradda Mareykanka ee Kenya, ayaa ku ammaantay dadka Keenyaanka ah sida nabadda ah ee ay u codeeyeen, waxayna ku boorisay ...
Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay Natiijada Imtixaanka shahaadiga ee sannad dugsiyadeedka 2021/2022Â ee fasalka 12aad. Wasaradda ayaa ku ...
Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqeysa Natiijada Imtixaanka shahaadiga ee sannad dugsiyadeedka 2021/2022Â ee fasalka 12. Saacadaha ...
Wararka ka imanaya degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Galmudug inay weerar qorshaysan ku qaadeen ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/Naasir Cabdi ...
Maamulka Jubbaland ayaa war rasmi ah ka soo saaray dagaalka culus ee maanta ka dhacay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo,...
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay dagaalka maanta ka dhacay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo, kaas...
Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay si buuxda ula wareegeen xarunta degmada Beledxaawo iyo guud ahaan ammaanka magaalada, kaddib...
Taliyaha saldhigga Booliska degmada Eyl ayaa xalay dhaawac culus soo gaaray, kaddib markii askari ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.