• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, June 25, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Caalamka

Nin Masaari ka dhoofay Soomaaliya kuna xukuman dil oo Turkiga musaafuriyay

Dalsan Editor by Dalsan Editor
February 7, 2019
in Caalamka, Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Turkiga ayaa la sheegay inay bilaabeen baaritaanka qaabkii Ninkaasi dib loogu celiyey dalkiisa, oo uu horey uga soo baxsaday.

8 Sarkaal oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka ee ka hawlgala Garoonka Diyaaradaha ee Ataturk Airport ee magaallaffa  ayaa la sheegay in lagu hayo baaritaan la xiriira masaafurinta Ninkaasi oo lagu magacaabo Maxamed C/Xafiid Cabdul-xaq Axmed Xuseenoo 28-jir ah, kaasi oo isagoo maqan ay Maxkamad ku taallo dalka Masar ku xukuntay dil bishii July ee sannadkii 2017-kii.

Maxamed C/Xafiid Cabdul-xaq oo loo yaqaano Macamed C/xafiid ayaa ku eedeysnaa inuu qeyb ka ah shirqool lagu dilay Xeer-ilaaliyihii Guud ee dalka Masar, Hishaam Barakaat.

Hadal ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha magaalladda Istanbuul waxa uu sheegay inuu Guddi u saaray baaritaanka Masaafurinta Ninkaasi oo lagu eedeynayo inuu xubin ka ahaa Ururka Akhwaanul Muslimiinka Masar.

La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Turkiga oo lagu magacaabo Yaasiin Aktali ayaa isagana laga soo xigtay in Ninkaasi bishii Janaayo 17-dii loo masaafuriyey caasimadda dalka Masar ee Qaahira, kadib, markii ay Saraakiisha Garoonka Diyaaradda ku heleen inuu watay Dal-ku-gal ama Fiiso Macmal ah oo  la been abuuray.

Dhinaca kale, qoraal gudaha oo ay is-dhaafsadeen xubnaha Ururka Akhwaanul-muslimiinka Masar ee ku sugan gudaha dalka Turkiha ayaa sheegay inay Maamulayaasha Turkiga iyo Waaxda Socdaalka ee dalkaasi la xiriireen dabayaaqadii bishii Janaayo, isla markaana ay u xaqiijiyeen in Maxamed C/Xafiid Cabdul-xaq loo masaafuriyey Qaahira.

oraalka waxaa kaloo xusay inay qaar ka mid ah saaxiibadda Ninkaasi oo ku sugan Istanbuul iyo Muqdisho ay isaga hagayeen, isla markaana ay kula taliyeen inuu Magangelyo Qaxootinimo heli doono haddii uu tusiyo Dukumentiyadiisa ku cad Xukunkiisa dilka ahaa.

Sarkaal Turkish ah oo aan magacisia la shaacinin oo la hadlay Shabakdda Isha Bariga Dhexe (Middle East Eye) loona soo gaabiyo M.E.E. ayaa sheegay inay Saraakiisha Garoonka Istanbuul u sheegeen Maxamed C/Xafiid Cabdul-xaq   in dib loogu celiyo Muqdisho oo uu horey ka dhoofay, balse uu door biday in lagu celiyo magaalladda Qaahira.

Si kastaba ha ahaatee, Baraha Bulshadda, gaar ahaan Whatsapp-ka waxaa la soo dhigay Ninkaasi oo garba-duub u xiran oo fadhiya Kursi ka mid ah Diyaaraddii dib ugu celisay Qaahira.

Previous Post

Dhageyso:- Warka Habeenimo Ee Radio Dalsan

Next Post

Lacag faro badan iyo Dahab oo lagu qabtay xadka Soomaaliya & Itoobiya

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar
Warar

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

June 24, 2025
Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar
Warar

Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar

June 24, 2025
Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar
Caalamka

Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar

June 24, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
Warar

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

June 23, 2025
Next Post

Lacag faro badan iyo Dahab oo lagu qabtay xadka Soomaaliya & Itoobiya

Zohran Mamdani Makes History: Poised to Become New York City’s First Muslim Mayor in Progressive Landslide

Zohran Mamdani Makes History: Poised to Become New York City’s First Muslim Mayor in Progressive Landslide

by Gesey Liban
June 25, 2025
0

NEW YORK – In what is shaping up to be a watershed moment in American political history, Somali-Ugandan-born Zohran Mamdani,...

Somalia Denounces Iran’s Missile Strike on U.S. Base in Qatar, Urges Restraint Amid Rising Gulf Tensions

Somalia Denounces Iran’s Missile Strike on U.S. Base in Qatar, Urges Restraint Amid Rising Gulf Tensions

by Gesey Liban
June 24, 2025
0

Mogadishu, Somalia – In a strong and swift response to rising tensions in the Gulf, the Federal Government of Somalia...

Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”

Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”

by Gesey Liban
June 24, 2025
0

Two former Somali presidents, Mohamed Abdullahi Farmaajo and Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, have strongly condemned Iran’s missile attack on the...

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

by Ilhaan
June 24, 2025
0

Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii gantaallaha ahaa...

Zohran Mamdani Makes History: Poised to Become New York City’s First Muslim Mayor in Progressive Landslide
English News

Zohran Mamdani Makes History: Poised to Become New York City’s First Muslim Mayor in Progressive Landslide

June 25, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Denounces Iran’s Missile Strike on U.S. Base in Qatar, Urges Restraint Amid Rising Gulf Tensions
English News

Somalia Denounces Iran’s Missile Strike on U.S. Base in Qatar, Urges Restraint Amid Rising Gulf Tensions

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”
English News

Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar
Warar

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar
Warar

Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar
Caalamka

Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Zohran Mamdani Makes History: Poised to Become New York City’s First Muslim Mayor in Progressive Landslide
  • Somalia Denounces Iran’s Missile Strike on U.S. Base in Qatar, Urges Restraint Amid Rising Gulf Tensions
  • Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”
  • Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00