• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 13, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Musharax Madaxweyne Maxamed Cali Ameeriko: “Waxaan ballan qaadayaa haddii la i doorto inaan wax ka qaban doono Amniga iyo Garsoorka”

Dalsan Editor by Dalsan Editor
September 4, 2016
in Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ambassador Maxamed Cali Ameeriko ayaa hadalkaasi ka sheegay Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu qabtay magaalladda Muqdisho oo uu kaga dhawaaqay Musharaxnimada  Madaxtinimada Soomaaliya ee sanadkan 2016 ilaa 2020.

Munaasabadaasi oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay xubno ka tirsan Golaha Baarlamaanka Soomaaliya,.Xisbiyada Siyaasadda, Madaxda Ururada Bulshada Rayidka. Culimaa’udiinka. Odayaasha Dhaqanka, Haweenka iyo Dhalinyarada.

Waxaa ka hadlay mas’uuliyiin magac ku dhex leh Bulshada Soomaaliyeed oo ay ka mid ahaayeen Xldhibaan Maxamad Cumar Dhalxa, Ex Xildhibaan Salaad Cali Jeelle oo hadana ka mid ah Madaxda Xisbiyada Siyaadaeed ee Dalka, Cali Maxamad Nuux  ‘Tima-jilac” oo ah Gudoomiyaha Midowga Xisbiyada Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Mas’uuliyiintaasi  waxay isla qireen Waxqabadka iyo Kartida Maamul ee Danjire Maxamad Cali America oo leh shaqsiyad nadiif ah,isla markaana u qalma Hogaaminta Wadanka.

Musharax Madaxweyne Mudane Maxamad Cali America oo ka hadlay  Munaasabaddaasi waxa uu  si weyn ugu dheraaday xaaladaha Amni iyo siyaasadeed ee wadanka iyo sida loogu baahan yahay in isbadal muuqda looga hirgeliyo soomaaliya sanadkan 2016 si uu wadanku uga baxo dhibaatooyinkii soo daashaday ulana tartamo asaagiisa dunida horay u martay.

Musharax Madaxweyne Abassador Maxamad Cali America waxaa uu carabka ku adkeeyay inuu balan qaadayo marka la doorto qorshihiisa ugu horeeya inuu ka dhigi doono wax-ka- kaqabashada Amniga iyo Cadaaladda, taasoo markii uu ka dhawaajiyay ay Ka-soo-qeybgalayaashii munaasibadu ay aad sacabka ugu garaaceen Qorshahaasi.

Dhinaca kale, Kooxaha Faneed ee dalka iyo Suugaanleyda ayaa iyaguna munaasibadaasi ka qaaday heeso wadani ah oo ay ku muujinayeen waxqabadkii Diblomaasiyadeed ee uu horey u muujiyay danjiruhu xiligii uu maamulayay safaaradii soomaaliya ee wadanka kenya xiligaas oo dadka soomaaliyeed ay aad ula dhaceen wax qabadkiisii looguna magac daray “Danjirihii Qarniga”

Si kastaba ha ahaatee Hadal haynta Musharax Maxamad Cali America ee ku aadan qabashada xilka madaxtinimo ee Soomaliya ayaa isA soo tareysay todobaadyadii ugu dambeeyay iyada oo ay dadka Soomaaliyeed ku tilmaameen         Mas’uulka kaliya ee ay ku han weyn yihiin inay  Soomaaliya ka baxdo colaadaha burburka iyo habacsanaanta Dowladnimo iyo Amni-darida ku raagtay.

14191352_1146765375369092_94486292_o 14203044_1146765418702421_693670477_o (1) 14203044_1146765418702421_693670477_o 14203045_1146765745369055_1588659436_o 14203051_1146765762035720_676515477_o 14203693_1146765358702427_1910795176_o 14247821_1146765895369040_868548997_o

Previous Post

(SAWIRO): Musharax Madaxweyne Maxamed Cali Ameeriko: “Waxaan ballan qaadayaa haddii la i soo doorto inaan wax ka qaban doono Amniga iyo Garsoorka”

Next Post

Sacuudiga oo beeniyey inay Shirkad Israeli loo fasaxay inay ku dhex ganacsadaan Xajka.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
Warar

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

May 12, 2025
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
Warar

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

May 12, 2025
Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
Warar

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

May 12, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

May 12, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka
Warar

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

May 12, 2025
Next Post

Sacuudiga oo beeniyey inay Shirkad Israeli loo fasaxay inay ku dhex ganacsadaan Xajka.

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Dadka Soomaaliyeed badankood ma isticmalan fiitamiinnada  sabab la xariira  in aysan helin wacyi gelin ku filan oo ku saabsan  muhiimada...

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi,...

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Kooxda Xamaas ayaa ku dhawaaqday inay sii deyn doonto Edan Alexander, oo ah maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah, iyada oo tallaabadan lagu...

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Kalfadhiga lixaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankiisa 11-aad, iyadoo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane...

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
Warar

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
Warar

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
Warar

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences
English News

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
  • Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
  • Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
  • Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00