• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, June 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Museveni oo u sheegay Mucaaradkiisa in aysan Uganda la mid ahayn deganaansho la’aanta ka jirta Somalia

Bilan Media by Bilan Media
May 6, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweeri Kaputa Museveni waxa uu hadalkaasi ka sheegay mar uu shalay Khudbad ka jeediyey Munaasabad lagu soo bandhigay Buug uu qoray Guddoomiyaha Iimaamyadda dalkaasi, Sheekh Suleymaan Lubeega oo lagu qabtay Degmadda Kasangati  ee dalkaasi.

Waxa uu si kulul u naqdiyey Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah Hoggaamintiisa 33-jirsatay, isagoo sheegay inay jiraan unugyo Mucaarad ah oo doonaya inay Deganaansho La’aan ka abuuraan Uganda, iyagoo u maraya qaabab aan sharci ahayn.

Waxa uu intaasi ku daray inuu Mucaaradka u oggolaan doono inay qaadaan Hawlgalkooda oo uu ku tilmaamay fal sidii  Shaydaanka oo kale.

Museveni oo 75-jir ah oo  caadiyeystay inuu Somalia u soo qaato Tusaalayaasha ugu xun-xun, waxa uu ku booriyey kuwa isaga Mucaaradka ku ah  inay aadaan Somalia  oo ay deganaansho la’aan ka jirto, waa sida uu hadalka u dhigay.

“Cid kasta oo ka daalay Nolosha iyo Deganaansho La’aanta Uganda waxay iska khasaarinayaan Waqtiga. Uganda waa deggan tahay, ma aha sida Somalia oo kale, waan qabnaa Fannaaniin. Waxay aadi karaan Somalia oo ay Riwaayado ka dhigi karan halkaasi” ayuu yiri Museveni.

Hadalka Museveni ayaa u muuqda mid uu ku garaacayo Fannaanka Bobi Wine oo ah  Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Uganda, mucaaradna ku ah Madaxweyne Museveni iyo Maamulkiisa.

Xildhibaankaasi mucaaradka oo 37-jir waxa uu si cad u dhaliilaa Madaxweyne Museveni, taasi oo keentay in dhowr jeer la xiro, iyadoo ay Boliska ka hor joogsadeen 130 Riwaayado oo uu ka dhigi lahaa dalkaasi tan iyo sannadkii 2017-kii.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Uganda waxa uu si kulul u eedeyey Xildhibaanadda Barlamaanka dalkiisa oo uu sheegay inay doonayaan in loo kordhiyo Mushaarka, balse ay gaashaanka ku dhuftaan Maalgelinta Mashaariicda muhiimka u ah Horumarinta Qaranka.

Si kastaba ha ahaatee, hadalka qadafka ee uu Yoweri Musveni had iyo jeer wixii xun Tusaale ahaan u soo qaata dadka Soomaalida ayaa u muuqda falal aan garowshiyo lahayn oo sharaf-dhac ku ah Sharafta DFS iyo guud ahaan dadka iyo dalka Somalia.

 

 

Previous Post

Dhageyso:-Guddoomiye Yariisow oo ka hadlay howlgallada ka socda Muqdisho

Next Post

Sawirro:-Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo Shir ka furay Muqdisho

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya
Warar

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya

June 14, 2025
Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay
Warar

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

June 14, 2025
Weerar Gantaallo ah oo Iran Fulisay oo Sababay Dhaawaca Dad Badan gudaha Israa’iil
Warar

Weerar Gantaallo ah oo Iran Fulisay oo Sababay Dhaawaca Dad Badan gudaha Israa’iil

June 14, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Next Post

Sawirro:-Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo Shir ka furay Muqdisho

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, has formally transferred leadership of the National Intelligence and...

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

A coordinated disinformation campaign aimed at undermining the Federal Government of Somalia has been exposed following a series of online...

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

Mogadishu — The corridors of power in Mogadishu are shifting once again, as Mahad Maxamed Salaad is officially set to...

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

Tehran — In a chilling revelation that could shift the delicate balance of power in the Middle East, Iranian state...

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security
English News

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference
English News

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges
English News

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation
English News

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya
Warar

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay
Warar

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security
  • Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference
  • Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges
  • Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00