Munaasabad xil Wareejin ah oo Ka dhacday Muqdisho

Munaasabad uu xilka Kula Wareegayay Taliyaha Cusub ee Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay ka dhacday Xarunta Ciidamada Midawga Yurub Ee Soomaalyia oo ku taala garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Ee magaalada Muqdisho.

Xaflada xil wareejinta ah ayaa waxaa ka qeybgalay Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya,diblumaasiyiin iyo Marti sharaf kale.

Taliyihii Hore ee Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya Genaraal Marcimo Mangiardi ayaa xilka ku Wareejiyay Taliyaha Cusub ee Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya Genaraal Antonio Maggi.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor