Muhaajiriin ku geeriyootay xeebaha Morocco iyo tirada dadka badbaaday

Ugu yaraan lix qof oo tahriibayaal ah ayaa dhintay kadib markii doonidii ay la socdeen ay kula degtay xeebaha dalka Marooko, sida ay qortay wakaaladda wararka ee MAP.

Waxa ay intaas ku dartay in doonidan ay ku dhacday jamal, lix qofna ay ku qaraqmeen. 48 kale ayaa ka badbaaday shilka doontan.

Dowladda Morocco ayaa bilaabay howlgallo baaritaanno ah oo la xiriira dhacdada doontaan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor

Leave a Reply