• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(LA-YAABKA + SAWIRO): Wiil qoortiisa liicliici jirtey oo qaliin wax looga bedelay noloshiisa !!!

Dalsan Editor by Dalsan Editor
October 11, 2016
in Warar
Reading Time: 7 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Mahendra Ahirwa waa 18 jir u dhashay dalka Hindiya, wuxuu ku soo nolol qaatay isagoo qoortiisa hadba dhinac u liicayso ilaa xagal dhan 180-digirii (A a 180-degree angle).

Xanuunkiisa ayaa ah Xaallad mar-la-arag ah oo aan ku badnayn Caalamka.

Bulshadda Caalamka waxay ka argagaxeen markii sawirkiisa lagu baahiyey Warbaahinadda Caalamka, waxaana arrintiisa ka danqatay Hooyo u dhalatay dalka Britain, taasi oo dadaal u gashay sidii lagu heli lahaa Kharajkii sahli lahaa in Wiilkaas dhiban loogu samayn lahaa Qaliin Casri ah.

Julie Jones oo ka soo jeeda magaalladda Liverpool waxay Qaaraan ahaan u soo ururisay lacag dhan 12,000 oo Giniga Istarliinka Britain (£12,000), iyadoo lagu guuleystay qaliink lagu sameeyey Mahendra Ahirwa.

Inta aan qaliinka lagu samaynin, Wiilka hooyadiisa oo lagu magacaabo Sumitra oo 36-jir ayaa sheegtay inay fiicnaan lahayd inuu wiilkeeda geeriyoodo haddii lagu guul-daraysto Qaliinka.

Waxay sheegtay inuu Wiilkeeda maalin kasta iska fariisto qolka geeskiisa, isl markaana awoodi Karin inuu iskiisa wax u qabsado.

wiilka-qoorta-iyo-hooyadiisa“Waa inaan sidii wiil yar oo kale u xambaartaa meel kasta. Sideen u xambaari doonaa marka uu weynaado. Haddii ay Dhakhaatiirta daaweyn waayaan Wiilkayga waxaa fiican inuu Rabbi iga qaado” ayey ku calaacashay.

Qisadda xanuunka badan ee Mahendra waxaa Filim ahaan looga daawaday Telefishinka Channel 5 ee dalka Britain.

Julie Jones oo 35 jir ahana Isku-duwaha Dugsiga Sare ee Fazakerley High School ee magaalladda Liverpool, horeyna u ahayd Shaqaale wax taageera ayaa tiri: “Waxaan qoddobkaasi akhristay muddo haatan laga joogo ku-dhawaad hal sanno, waxaana dareemay Caloolyow”.

Wxaay sheegtay in qoyska wiilkaasi codsadeen gaari-gacan, qalabka Luqunta lagu xiro iyo wax kasta oo lagu taageeri karo wiilkaasi.

Dr. Rajagopalan Krishman oo u qaabilsan Qaliinka waxay waqtigeeda si lacag la’aan ah  wax uga qabatay Wiilka bishi iMarch ee sannadkan, waxayna sheegtay in la dhisayo lafo xoojiya, isla markaana taageera qoorta.

wiilka-qoorta15 wiilka-qoorta14 wiilka-qoorta13 wiilka-qoorta12 wiilka-qoorta11 wiilka-qoorta9 wiilka-qoorta8 wiilka-qoorta6 wiilka-qoorta-iyo-waalidkiisa
wiilka-iyohakhtarka wiilka-qoorta5

MADHYA PRADESH, INDIA - SEPTEMBER 05, 2016: Mahendra Ahirwar, 13, recovering after he has undergone life-changing surgery to straighten his neck, poses for a picture at his residence in Madhya Pradesh, India. School career co-ordinator Julie Jones, from Liverpool, set up a crowd-funding page which raised the £12,000 to help Mahendra with treatment. He is now going to school and can play with his friends. His straight neck has even made his voice louder. The 13-year-old has to wear a neck brace for some time and needs regular check ups. He suffers from a rare condition called congenital myopathy which has made the muscles in his neck so weak his head would hang at a 180-degree angle. Photography by: Cover Asia Press/Faisal Magray

wiilka-qoorta3 wiilka-qoorta2 wiilka-qoorta1 wiilka-qoorta000

Xigasho: Mirror.co.uk

©Radio Dalsan

Previous Post

The Star: “Muwaadin British iyo Haween Soomaali oo lala xiriirinayo Alshabaab oo lagu qabtay Nairobi”.

Next Post

(LA-YAABKA & SAWIRO): Rakaab lagu ciriiriyey Kuraasta Diyaaradda Shirkadda Emirates Airlines oo codsaday magdhow.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL
Warar

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

May 15, 2025
“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
Warar

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

May 14, 2025
Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
Warar

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

May 14, 2025
Next Post

(LA-YAABKA & SAWIRO): Rakaab lagu ciriiriyey Kuraasta Diyaaradda Shirkadda Emirates Airlines oo codsaday magdhow.

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day

by Liban
May 15, 2025
0

Mogadishu – Today, May 15th, Somalia proudly observes Somali Youth Day, a date etched in the country’s history as a...

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Guud ahaan gudaha dalka iyo meelo badan oo ka mid ah dunida ayaa maanta si weyn looga xusay sanad-guuradii 82-aad...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho, isagoo xusaya halgankii...

Hormuud Salaam Foundation Commemorates Completion of Key Road Project in Kismayo’s Alanley District

Hormuud Salaam Foundation Commemorates Completion of Key Road Project in Kismayo’s Alanley District

by Liban
May 15, 2025
0

KISMAYO, Somalia – Somalia’s Hormuud Salaam Foundation on Tuesday officially inaugurated a newly constructed asphalt road in Kismayo's Calanleey district,...

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day
English News

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL
Warar

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hormuud Salaam Foundation Commemorates Completion of Key Road Project in Kismayo’s Alanley District
English News

Hormuud Salaam Foundation Commemorates Completion of Key Road Project in Kismayo’s Alanley District

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Opposition Accuses President Hassan Sheikh of Undermining Unity, Federalism Through New Political Party
English News

Somali Opposition Accuses President Hassan Sheikh of Undermining Unity, Federalism Through New Political Party

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s political heavyweights unite ahead of 2026 polls
English News

Somalia’s political heavyweights unite ahead of 2026 polls

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day
  • 15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
  • MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL
  • Hormuud Salaam Foundation Commemorates Completion of Key Road Project in Kismayo’s Alanley District

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00