Midowga Murashaxiinta ayaa Hambalyo u diray  Senator Cabdi Xaashi C/laahi oo ku guulaysta guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka 2022-2026.
Senator Xaashi oo uddub dhexaadka u ahaa halgankii looga horyimid muddo kororsigii madaxwaynaha muddo xileedkiisa dhamaaday Maxamad C/laahi Farmaajo ayaa mar kale ku guulaystay Guddoomiyaha Goalaha Shacabka.