• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 10, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Mareykanka oo loogu baaqay inuusan dhimin tirada Ciiddanka ka jooga Somalia

Bilan Media by Bilan Media
January 20, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Britain ayaa la sheegay inay ka codsatay Maraykanka inuu ka laabto qorshaha lagu dhimayo Tirada Ciiddanka ka jooga Somalia, kadib, weerarkii ay Alshabaab isbuucii hore ka geysteen Hotelka Dusit D2 ee magaalladad Nairobi.

Wargeyska  The Telegraph ee ka soo baxa magaalladda London ayaa qoray inay Saraakiil Difaaca oo Reer Galbeed u sheegeen inay Britain kala xiriirtay Maraykanka, kuna qancisay inay ka laabtaan qorshahaasi.

Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon waxay bishii June ee sannadkii hore sheegeen inay kala-bar  dhimi doono tirada Ciiddanka Khaaska ee Mraaykanka ee Hawlgalladda  ee ku sugan Qaaradda Afrika 3-da sanno ee soo socta.

2,000 oo Askar Maraykan ayaa Maraykanak ka jooga Qaaradda Afrika, kuwaasi oo 500 ka mid ah ay Saldhigyo ku leeyihiin gudaha Somalia.

Dhinaca kale, Afhayeenka Wasaaradda Difaaca ee dalka Britain waxa uu ka gaabsaday haddii ay Codsi rasmi ah u direen Maraykanka, ama ay kala hadleen sarrimo la xiriira Hawlgalaldda Ciiddamka Gaarka ee Maraykanka ka fuliyaan Somalia.

Wargeyska The Telegraph waxa kale oo u uqoray inay Dowladda Britain marmarka qaarkooda qaadaan inay hoggaamiyaan sidii looga hortegi lahaa khatarta ka jirta Somalia.

Dowladda Britain oo taageero xooggan ka geysata Taageeridda Hawlgalka Nabadda Somalia waxay hakisay Taageeradda AMISOM, iyadoo Dowladda Britain halgan ugu jirto Qorshaha ay kaga bixi doonto Ururka Midowga Europe ee EU-da, iyadoo Dowladaha kale  ee Isbahaysiga EU-da sii wadaan Maalgelinta Somalia.

Ururka Midwoga Europe waxay 90% bixiyaan maalgelinta Ciiddanka AMISOM ee ay tiradoodu dhan tahay 20,000 o o Askari.

Xigasho: telegraph.co.uk

Previous Post

Dhageyso:- Warka Subax Ee Radio Dalsan 20-01-2019

Next Post

Dhageyso:-Beeraleyda Sh/ Dhexe oo baaq u diray Madaxda dowlada iyo Hay’addaha Samafalka

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

May 10, 2025
India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”
Wararka Idaacadda

India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

May 10, 2025
BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
Bilan Media

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

May 10, 2025
GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
Warar

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

May 8, 2025
Next Post

Dhageyso:-Beeraleyda Sh/ Dhexe oo baaq u diray Madaxda dowlada iyo Hay'addaha Samafalka

BBC

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Horaantii toddobaadkan, Hindiya ayaa weerar gantaallo ah ku qaaday sagaal goobood oo gudaha Pakistan ah, iyadoo jawaab uga dhigtay weerar...

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Roob mahiigaan ah oo si xooggan uga da’ay magaalada Muqdisho habeenkii xalay ayaa sababay daadad xooggan oo geystay khasaare naf...

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsan arrimaha Afrika ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee...

India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

by Liban
May 10, 2025
0

NEW DELHI/AMRITSAR – Tensions between nuclear-armed neighbors India and Pakistan have taken a sharp turn after the Indian military accused...

BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

"Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran"

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”
Wararka Idaacadda

India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
Bilan Media

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
U.S. Criticizes Outcomes of Somalia’s National Consultative Council Meeting
English News

U.S. Criticizes Outcomes of Somalia’s National Consultative Council Meeting

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • 1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan
  • Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
  • “Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
  • India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00