Dhageyso:Warka Duhur Ee Radio Dalsan

Dhagestayaasha Radio Dalsan iyo Akhristayaasha Radiodalsan.com Waxaan usoo gudbineynaa Warka Duhurnimo.

Warka Waxaa soo saaray Axmed Xuseen Cadoow waxaana  Akhrin doona Wariyayaasheena kala ah  Cabdiwaxiid Cabdulaahi Daahir iyo Shukri Xuseen Sabriye.