Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliy ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii uu dhanka dowladda ugu soo biiray Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo horay uga mid ahaa hoggaamiyaasha Al-Shabaab.
Xasan Cabdi Maxamed Ugaas Xasan,Wasiirk Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in wadahadal kadib ay suurtagashay in uu dowladda ku soo biiro.
Waxaan weeydiinay Su’aal aheyd yaa ku wehliya Safarkiisa Muqdisho uu ku yimid Muqtaar Rooboow ayaa waxa uu ku jawaabay.
Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Warfaafinta