Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Xildhibaan Bantu

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ka tacsiyeeyay Geerida Allaha u naxariistee Xildhibaan Xuseen Maxamuud Muuse(Bantu) oo shalay ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa uga tacsiyeeyay Geerida Xildhibaanka Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed iyo Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa hore ula soo shaqeeyay Xukuumadii Ra’iisul Wasaare Nuur Cadde.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor