Madaxweyne xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay Furitaanka Garoonka Boosaaso

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliyan iyo Masuuliyiinta Puntland ayaa Maanta ka qeybgalay Xaflada lagu furayay Garoonka Caalamiga Ee Magaalada Boosaaso.

Munaasabada waxa sido kale ka qeybgalay masuuliyiin hore xilal uga soo qabtay Dowladahii kala duwanaa Ee Dalka Soo maray oo ay kamid yihiin Cali Maxamed Geedi iyo Salaad Cali Jeele .

Dhamaan xubnihii Goobtasi ku sugnaa waxa ay Puntland ku amaaneyn wax qabadkeeda ku aadan dib u dhiska Dalka gaar ahaan Garoonka Boosaaso oo dib loo dayactiray.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor