Madaxweyne Xaaf “Dowladda dhexe waxa ay ka badin weysay Xaaf ha Baxo”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo khudbad ka jeediyey Shirka Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa aad u dahliilay madaxda Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in dowladda heshiisyadii ay horay ula galeen iyo mashaariicdii ay wada saxiixdeen ay ka abdin weysay Xaaf ha baxo.

“Dowladda dhexe wax walba oo aan heshiis wada galnay iyo mashaariic wada saxiixnay waxa ay ka badin waayeen Xaaf ha Baxo”

Inta badan Madaxda Dowlad Goboleedyada ee Maanta Khudbada ka jeediyey Shirka ayaa waxa ay aad u dhaliileen Siyaasada ay haatan ku Sahqeeyaan Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor