Madaxweynaha Maamul-gobaleedka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas waxa uu soo saaray War-saxaafadeed uu ugu tacsideeyey Qoysaska iyo Ehelladda dadkii ku geeriyooday Isqarxintii maanta ka dhacday magaalladda Gaalkacayo.
Ilaa 8 qof ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen falkaasi oo ay Alshabaab sheegteen mas’uuliyadeeda.
HALKAN KA AKHRISO TACSIDA UU MADAXWEYNE GAAS DIRAY: