Madaxweyne Farmaajo: “Hambalyo Radio Dalsan, Warbaahinta Xorta waxay muhiim u yihiin La-xisaabtanka Dowladda…”

 

Madaxweynaha DFS, Md. Maxamed  C/llaahi Farmaajo waxa uu Madaxda iyo Shaqaalaha Radio Dalsan la wadaagaau Farxadda Sannad-guuradii 5-aad ee ka soo wareegtay Asaaska Radio Dalsan.

Qoraal uu Madaxweynuhu soo dhigay Barta Rasmiga ee Xarunta Madaxtooyadda ee Villa Somalia (@thevillasomalia) ayaa ku sheegay in Warbaahinta Madaxa Bannaan lama huraan u yihiin in Dowladda lala xisaabtamo iyo Dimuqraadiyadda.

Villa Somalia‏Verified account @TheVillaSomalia

Congrats to @DalsanFM for its 5th anniversary. Free media indispensible for accountable & democratic government

Si kastaba ha ahaatee, Hambalyadda Madaxweyne Farmaajo ee 5-guuradii Asaaska Radio Dalsan ayaa ku soo beegmaysa Xilli Xasaasi ah oo ay Madaxda Dowladda Federalka ku dhawaaqeen La-dagaalanka Musuqa iyo Isla-xisaabtanka  Madaxda XFS iyo Saraakiisha kale ee Hay’addaha Dowladda.

©Radio Dalsan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media