Madaxweynaha oo Wasaarada Shaqada ku amray iney furto Sanduuqa Naafada

Madaxweyanaha dowlada federaalka Soomaaliya ayaa ku amray Wasaarada Shaqada ee xukuumada federaalka Soomaaliya iney furto sanduuqa naafada qaranka si dhamaan shacabka uga qeybgalan caawinta dadka naafada ah.

Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Sonna ayaa sheegeysa in Madaxweynaha uu masuuliyiinta Wasaarada shaqada ku amray iney si deg deg ah u furan sanduuqasi.

Dadka naafada ah ee ku nool Soomaaliya ayaa la kulmo caqabado xoogan oo kaga yimaada qeybaha kale ee bulshada.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor