Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya 

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deggen yahay caasimada Muqdisho ku qaabilay Safiirka dowlada Itoobiya u fadhiya Soomaaliya  Cabdifataax Cabdulaahi Xasan.

kulanka labada mas’uul ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ku aaddan xaaladda Siyaasadeed ee dalka iyo tan mamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

 

Madaxda ayaa ka wada hadlay Xoojinta iskaashiga iyo howlgalada ka dhanka dagaalamayassha  Alshabaab.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor