Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga Madaxabanaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland.
Guddigaan uu magacaabay Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka kooban 7 xubnood,waxaana Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Axmed Madoobe ay u qorneyd sidan: