Waxaa Magaalada Istaanbuul ee dalka Turkiga ka socota xafdlad lagu soo dhaweynayo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qooroor, waxaana goob joog ka ah xafladda oo ku sugan madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guuleed iyo siyaasiyiin kale.
Ardayda dalkaas wax ka barata iyo qaybaha kale ee bulshada Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa qayb ka ah xafladda.
Dadweyne farabadan ayaa ka qayb qaadanaya soodhweynta, waxaana qoor qoor maal mahan uu ku sugnaa dalka Turkiga oo howlo shaqo uu ugu amba baxay sida uu sheegay ka hor inta uusan bixin.
Sawirrada xafladda