Madaxda dalka ugu sarreysa oo ka qayb galay Munaasabadda 1da Luuliyo

Xaflad lagu mamuusaayo xuska 1-da luulyo ee maalimta xoriyadda ayaa  si habsami leh ugu dhacaday  Xarunta Tiyaatarka ee Magaalada Muqdisho.

Xafladaan waxaa ka qeybgalay Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/lahi Farmaajo,R/wasaaraha XFS  Maxamed Xuseen Rooble  iyo qaaar ka mi9d ah Golahahiisa Wasiirada, xubno ka socda labada gole ee baarlamaanka.

idoo kale Munaasabadda oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimaya ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiinta ugu sarreysa Gobolkani Banaaadir, oo uu qayb ka ahaa Duqa Muqdisho Cumar Maxmed Maxamuud (Cumar Filish).

Sidoo kale Munaaaabdda waxaa ka qayb galay, ururada bulshada iyo marti sharaf kale.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor