Maamulka KGS oo soo saaray amar culus oo ku aaddan Musharixiinra Kuraasta Golaha Shacabka

Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa amar culus kasoo saasaray, siyaasiyiinta iyo xubnaha kale ee mushariixnta ah ee Ciidamada iyo hubka kala dega degaanada maamulkaasi.

Sidoo kale warqadda amarka ah ayaa lagu sheegay in goobaha doorashada aan lala soo gali karin Ciidan, waxaana ammaanka goobaha doorashada sugi doono Ciidanka loogu tala galay.

Hoos ka akhriso Warqadda.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor