Maamulka Jubbaland oo iska fogeeyay Duqeymaha Kenya Ee Gobolka Gedo

Afhayeenka Gobolka Gedo Ee Maamulka Jubbaland Nuur Siyaad Xareed ayaa Dalsan u sheegay in Maamulkooda uusan wax lug ah ku lahayn Duqeymaha Diyaaradaha Kenya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor