Maamulka Hir-Shabeelle oo ka hadlay heshiiska Beelihii ku dagaalamay G/Hiiraan

Dhawaan waxaa heshiis hordhac ah laga gaaray Beelo Walaal ah oo ku dagaalmay deegaanka Baanyaaleey ee Gobolka Hiiraan kadib dagaal Maalmo halkaasi ka socday,waxana heshiiskaas ka hadlay Maamulka hir-Shabeelle.

Wasiirka Arimaha  Gudaha  Maamulka  Hirshabeelle  Maxamad Cali Caadle  ayaa   Sheegay inay  Xabad Joojin Kala  Dhex  Dhigeen  Dhinacyadii  Beelaahii  Ku Dagaalamay Deegaano  Hoostaga Degmada Matabaan   Ee Gobolka Hiiraan waxaana uu Intaa Ku daray    in   ay Ciidamo  Kala Dhexdhigeen  beelahii Ku Dagaalamay Deegaanadaasi .

Meel  Wanaagsana ay Noo Maraysaa     dadaalada Dib Uhishiisiineed  Ee  aan  Ka Dhax Wadno  Beelahii dagaalamay   Waxaana     Si Horudhac ah   u la    Kulanay  Waxgaradka iyo odayaasha Dhinacayda Xisadu  Dhex  Martay ayuu yiri Wasiirk.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media