Leyrarka Cadceeda Ku Shaqeeya oo Laga Hergalinayo Beledweyne

Magaaladda Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa  laga hergalinayaa Leyrarka ku shaqeeya Cadceeda.

Waxa iska kaashanaya Hergalinta mashruucaasi Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Dowladda Norway.

Wajoga Koowaad ee Mashruucaasi waxa laga hergalinayaa Cusbitaalka Guud ee Magaaladda Beledweyne.

Leyrarka ku shaqeeya Cadceeda waxa ay ku soo kordheen Goboladda Dalka Soomaaliya waxana Inta badan ka taageerta Dowladda Federaalka Mashruucan Dowladda Norway.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor