Gudoomiye ku xigeenka degmada C/Casiis Xasan Abuukar ayaa Radio Dalsan u sheegay in 2 will oo dhalinyaro ah ay manta ku geeriyoodeen Liido iyagoo dabaalanaya .
Xasan ayaa dada dhalinyaradan ku sheegay 11 air iyo 16 , waxuuna sheegay in meydkooda ay booliska goor dambe u qaaden cisbitaal Madiina.
Gawaarida deg deg ah ee booliska ayaa gurmad la soo gaaray goobta , waxaana ay manta aheyd jimco aad u sax mad badan makadam ay Ramadan so galeyso.
Liido oo kumanaan kun qof u dabaal tagaan Jimco walba ma lahan ciidamo iyo badbaadiyaaal tababaran oo qalabeysan oo badbaadin karin dhalinyarada ku maashooda biyaha.