Kulan looga hadlayay dar-dar gelinta howlaha Wasaaradda Kalluumeysiga oo lagu qabtay Muqdisho (Sawirro)

Kulanka uu Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo kheyraadka Badda la qaatay masuuliyiinta wasaaradaasi ayaa waxaa uu ahaa sidii loo xoojin lahaa shaqadda wasaaradaasi.

Maxamed Cumar Caymooy oo ah wasiirka Wasaaradda  Kalluumaysiga iyo kheyraadka Badda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dhamaan qeybaha kala duwan ee wasaaradaasi looga baahan yahay shaqo tayo leh si buu yiri wasaaradda ay horumar u hiigsato.

w1 w2 w3 w4 w5

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor