Kudhowaad 200 oo caruur ah oo gaajo ugu dhintay xeryo ku yaala dalka Nigeria

Carruurta geriyootay, ayaa waxaaa ay kasoo qaxeen deegaano ay weeraro ay ka geystaan kooxda Boko Xaram ee dalkaasi Neyjeera ka dagaalamaya, sida ay sheegeen dhaqaatiirta aan xuuda laheen (MSF).

War saxaafadeed kasoo baxay hey’adda ayaa lagu sheegay in caruurta geeriyootay ya isu biirsadeed, gaajo iyo haraad, sida ay hadalka u dhigeen.

Ma ahan markii ugu horeysay oo hey’adda MSF ay ka deyriyo xeryaha lagu hayo dadka barakacay dalkaasi Nigeria.

Kooxda Boko Xaram ayaa hore u afduubtay arday gabdho ah oo ka badan 200 kuwaas oo qaarkood loo guuriyay dagaalamayaal ka tirsan kooxda.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor