Ku Dhawaad 1000 oo Tahriibayaal ah oo Maanta Soo Gaaray Boosaaso

Ugu yaraan 1000 oo qof oo Tahriibayaal ah ayaa Maanta soo gaaray Magaaladda Boosaaso Ee Gobolka Bari.

Dadkasi oo ay ku jiran Carruur badan waxa ay ka soo tagtay Doontii Siday Magaaladda Mukala Ee Dalka Yemen.

Dalka Yemen waxa ka soo barakacay Dad aad u badan oo ka soo cararay Colaadda imminka ka jirta Yemen.

bosaaaso 4caadi bosaaaso2h bosaaso ilmo

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor