Kooxo Hubeysan oo Haweeney Da’aheyd Ku Dilay Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa saakay ku dilay Degmadda Dharkenley Ee Magaaladda Muqdisho Haweeney da’ahayd oo Caan ka ahayd Degmadda Dharkenley.

Waxa lagu Magacaabi jiray Xaliimo Codweyn waxa lagu toogtay Agagaarka Gurigeeda oo ku yaalla Degmadda Dharkenley Ee Gobolka Banadir.

Kooxda Dishay Haweeneydasi ayaa Baxsatay,Ciidamadda Dowladda ayaana bilaabay Howlgalo balaaran.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor