Kolonyo AMISOM ah oo Qarax xoogan Lagula Eegtay Marko

Kolonyo ka tirsan Ciidamadda AMISOM ayaa Qarax miino oo xoogan Waxa lagula beegsaday Magaaladda Marko Ee Xarunta Goboblka Shabeeladda Hoose.

Waxa jira Warar sheegaya iney jiraan khasaaro xoogan oo ka dhashay Qaraxa iyo Rasaas xoogan oo ay Fureen Qaraxa kadib Ciidamadda AMISOM.

Waxa ka soo kordha Halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor