• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, July 10, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Khasaaro ka dhashay dagaalkii Mudug iyo Mahad Cawad oo ka hadlay

Bilan Media by Bilan Media
August 12, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Mahad Cabdalla Cawad ayaa ka hadlay dagaal xoogan oo saakay Ciidanka Galmudug, Dad shacab ah iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaan ka tirsan Gobolka Mudug.

Mahad Cawad oo qoraal soo saaray ayaa waxaa uu sheegay in dagaal Culus uu ka dhacay deegaanka Shabeelow ee hoostaga Degmada Bacaadweyne, isla markaana dagaalkaas uu ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Guddoomiye Cawad ayaa sheegay in deegaanka Shabeelow ay Al-shabaab ku xasuuqeen dad shacab ah oo guryahooda joogay, isagoo caddeeyay in halkaas lagu dilay 9 qof, halka ay ku dhaawacmeen 5 qof oo kale.

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Galmudug ayuu Mahad Cawad ugu baaqay inay xasuuqaas ka bixiyaan Jawaab Deg deg ah, isla markaana shacabka ku dhaqan deegaanka Shabeelow laga difaaco Al-shabaab, waa sida uu hadalka u dhigay.

“Waxaan tacsi u dirayaa ehelada dadka lagu xasuuqay deegaanka Shabeelow Gobolka Mudug. Xasuuqa ay Shabaab ka geysteen deegaankaas waxaa lagu laayay shacab ugu yaraan 9 qof ah laguna dhaawac 5 qof oo guryahooda jooga. DFS iyo maamulka Galmudug jawaab degdeg waa inay ka bixiyaan falkaas”ayuu yiri Mahad Cawad.

Si kastaba Al-shabaab ayaa waaberigii hore ee saakay weerar ku qaaday Saldhig Ciidanka Galmudug ay ku leeyihiin deegaanka Shabeelow, waxaana weerar kadib dhacay dagaal xoogan, ayna markii dame halkaas gaareen Ciidamo ka tirsan kuwa qeybta 21-aad oo Gurmad ahaa, xili Al-shabaabna ay qoreen inay halkaas la wareegeen.

Previous Post

Wasiir Maareeye “Xilalka Mas’uuliyiinta kasoo jeeda Somaliland ay ka hayaan DFS ma’ahan kuwo u qalma”

Next Post

Siihayaha R/Wasaaraha dalka oo kulan la qaatay Guddi uu Magacaabay

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
Warar

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

July 10, 2025
Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

July 9, 2025
Next Post

Siihayaha R/Wasaaraha dalka oo kulan la qaatay Guddi uu Magacaabay

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

by Liban
July 10, 2025
0

Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo ah garabka howlaha horumarinta iyo gargaarka ee Hormuud Telecom iyo Salaam Soomaali Bank ayaa maanta...

Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit

Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit

by Liban
July 10, 2025
0

LONDON, UK, – Somalia’s Hormuud Salaam Foundation has been awarded the Africa Social Impact Leadership Award at the 15th African...

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development

by Liban
July 10, 2025
0

Addis Ababa - The Minister of Labour and Social Affairs of the Federal Government of Somalia, Hon. MP Yusuf Mohamed Adan,...

Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu

Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu

by Liban
July 10, 2025
0

Mogadishu  – The Federal Government of Somalia has initiated a new plan aimed at reopening blocked roadsin the capital, Mogadishu, as...

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
Warar

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit
English News

Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development
English News

Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu
English News

Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Minister of Youth and Sports Attends Arab Youth, Peace, and Security Strategy Launch in Jordan
English News

Somalia’s Minister of Youth and Sports Attends Arab Youth, Peace, and Security Strategy Launch in Jordan

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Finance Minister Biihi Imaan Cige Named Africa’s Best Finance Minister of 2025
English News

Somalia’s Finance Minister Biihi Imaan Cige Named Africa’s Best Finance Minister of 2025

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
  • Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit
  • Somalia and Ethiopia Strengthen Cooperation on Employment and Skills Development
  • Somali Government Launches Plan to Reopen Blocked Roads and Ease Traffic in Mogadishu

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00