Itoobiya oo xabbad joojin deg deg ah ku dhawaaqday

Itoobiya oo xabbad joojin deg deg ah ku dhawaaqday
Dowladda federaalka Itoobiya ayaa xabbad joojin hal dhinac ah oo maanta dhaqan galeysa uga dhawaaqday Tigray, sida ay sheegty warbaahinta dowladda.

Xukuumadda Addis Ababa ayaa si joogto ah uga soo horjeesaneysay baaqyada caalamiga ah ee xabbad joojinta bani’aadannimo.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor