• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, June 13, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Hooyo Somali iyo carruurteeda oo 20-saacadood cunto la’aan ugu xirnaa Garoonka Dulles Airport ee Maraykanka.

Bilan Media by Bilan Media
January 30, 2017
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hooyadaasi oo magaceeda la qariyey iyo carruurteeda ayaa lagu xiray Garoonka Diyaaradaha ee Dulles Airport ee Gobalka Virginia, iyagoo aan waxba cunin muddo 20-saacadood.

Najiib Cabdi oo ay ilo adeer yihiin Qoyskaasi ayaa u sheegay Telefishinka ABC News inay Hooyada iyo carruurteeda ka yimaadeen dalka Kenya  la xiray isla markii ay shalay ka degeen Garoonka Diyaaradaha ee Dulles.

Waxa uu intaasi ku daray inkastoo ay Carruurta ku dhasheen Kenya, haddana waxay haystaan Baasaboorka Maraykanka, iyadoo Hooyadooda oo ka timid Somalia uu saamayn ku yeeshay amarkii Donald Trump ku xayiray dadka ka imaanayo 7 dal oo ay Somalia ku jirto.

Najiib Cabdi waxa uu tilmaamay inay Saraakiisha Socdaalka ee Garoonka u yeereen Aabaha dhalay carruurta  oo deggan Gobalka Minnesota, waxayna u sheegeen inuu u yimaado si carruurtiisa loogu wareejiyo, maadaama ay Muwaadiniin Maraykan yihiin.

Saraakiisha waxay Odayga u sheegeen inay Xaaskjiisa dib ugu celin doonaan Kenya oo ay horey uga timid.

Hooyadda waxay diiday inay saxiixday qoraal ilaa uu ka imaanayo Ninkeeda, waxaa kaloo lagu khasbay inay saxiixdo Qoraal kale, si iyada iyo carruurteeda dib loogu masaafurinayo Kenya.

Hooyadda waxay ku dooday inaysan waxba samayn karin ilaa ay la midoobayso Qoyskeeda jooga Maraykanka.

“Hooyadda ayey  jeebadeeyeen, xitaa marka ay aadayso suuliga qubeyska” ayuu yiri Najiib Cabdi oo sheegay inay Saraakiisha mar kale Telefoon u direen Odayga Familka, una sheegeen inuu soo doonto carruurtiisa ama loo celin doono Kenya.

Qoyskaasi waxa ugu dambeyntii loo oggolaaday inay gudaha u galaan Maraukanka, kadib, markii Xeer-ilaaliyaha Degmadda, Ann Donnelley  buuxisay Dacwad degdeg si Qoyskaasi loogu oggolaaday inay dib u midoobaan.

Hooyadda iyo labadeeda carruur waxay ugu dambayntii gaareen Gobalka Minnesota oo uu Odayga Familka deggan yahay, balse waxay le’yeen4 ka mid ah 7-dii Shandadood ee ay wateen oo kaga lumay Garoonka sidii Dembiilayaal oo kale loogu hayey,

©Radio Dalsan

Previous Post

DEG DEG :Xasan Sheikh oo Ethiopia u dhoofay

Next Post

Donald Trump oo sheegay inuu ka fekerayo qorshe cusub oo dhinaca Fiisaha.

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo
Warar

Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo

June 11, 2025
Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho

June 11, 2025
Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah
Warar

Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah

June 11, 2025
Next Post

Donald Trump oo sheegay inuu ka fekerayo qorshe cusub oo dhinaca Fiisaha.

Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks

Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

In a significant diplomatic milestone, the United Kingdom has formally recognized Somalia for pioneering the world’s first comprehensive national ammunition...

Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania

Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

The Federal Government of Somalia’s Ministry of Information, Culture and Tourism has participated in a key regional summit organized by...

CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour

CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

Mogadishu, Somalia — As the world marks June 12 – the World Day Against Child Labour, Somalia’s Ministry of Labour...

Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift

Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

Mogadishu, Somalia — In an emotional and triumphant moment for families and the wider fishing community, three Somali fishermen who...

Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks
English News

Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania
English News

Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour
English News

CHILDREN DON'T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift
English News

Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia, Turkey Deepen Security and Economic Ties Amid Shifting Regional Alliances
English News

Somalia, Turkey Deepen Security and Economic Ties Amid Shifting Regional Alliances

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Middle East on Edge: Israel Bombs Iran’s Nuclear Sites as U.S. Denies Involvement
English News

Middle East on Edge: Israel Bombs Iran’s Nuclear Sites as U.S. Denies Involvement

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks
  • Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania
  • CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour
  • Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00