• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, May 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Hoggaamiyaha ugu weyn Mucaaradka Maamulka Somaliland oo ka dhawaajiyey suurto-galnimadda inay la midoobaan Somalia.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
December 24, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

 

Sida lagu qoray Wargeyska The Star, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaradka ee Waddani ee Somaliland, C/raxmaan C/llahi Maxamed “Cirro” ayaa shaaciyey arrintaasi, iyadoo ay Somaliland doorasho ka dhici doonto bisha March ee sannadka soo socda.

Somaliland oo sheegata inay xorriyad heleen sannadkii 1991-kii Burburkii Dowladdii Maxamed Siyaad Barre waxay weli qeyb ka tahay Maamul-gobleed ka tirsan Somalia ee ay Dowladda Federalka hoos taga.

Isku-day 25-kii sanno ee la soo dhaafay lagu doonayey Ictiraaf-doon ayaa guul-daraystay, iyadoo inta bdan Dowladaha iyo Beesha Caalamka u muuqdaan kuwo xushmeynaya Xuduudihii Gumeystayaashii Reer Europe ee ay asteeyeen Qarnigii 19-aad.

Hoggaamiyaha Mucaaradka Somaliland, ahna Musharax Madaxweyne C/raxmaan C/llaahi Maxamed “Cirro” waxa uu la kulmay Ra’isul-wasaaraha XFS, Cumar C/rashiid, si uu hubaal uga dhigo Midowga Somalia iyo Somaliland.

Cod-bixiyayaasha Somaliland ayaa la filayaa inay Doorasho Guud aadaan bisha March 27-da ee sannadka soo socda, dhowr bilood ka hor marka Somalia ka dhici doonto Doorashadda Madaxweynaha ee dhowrka jeer dib loo dhigay.
C/raxmaan C/llaahi Maxamed “Cirro” waxa kale oo arrinkaasi u bandhigay Wakiiladda Dowladdaha Britian, Denmark, Faransiiska, Jarmalka iyo Midowga Europe (EU) oo maalintii Arbacadda kula kulmay magaalladda Nairobi.

“Waxaan doonaynaa inay Beesha Caalamka ka taageeraan dalkeebba sidii ay uga dhici lahaayeen Doorasho Hufan oo Xor ah” ayuu yiri C/raxmaan Cirro.

Kulan kale waxa uu Hotelka Serena ee magaalladda Nairobi waxaa ku kulmay Wafdi ka socday dhinaca Somaliland iyo Ra’isul-wasaaraha XFS, Cumar C/rashiid, iyadoo Wada-hadalkooda ahaa sidii ay u midoobi lahaayeen Somalia iyo Somaliland.

Madaxweynaha haya Talada Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud “Silaanyo” oo ku guuleystay doorashadii dhacday bishii June 26-dii ee sannadkii 2010-kii ayaa ku dhawaaqay inuusan doonayn inuu mar kale isku soo sharxo Xilkaasi.

Waxaana Xilkaasi u sharxan Muuse Biixi oo ah Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee haya Talada Maamulka Somaliland.

Doorashadaasi ayaa noqon doonta tii 4-aad ee ka dhacda Somaliland, iyadoo horey Doorashadda loo qabtay sannadihii 2003-dii, 2010-kii iyo 2005-tii oo la qabtay Doorashadda Barlamaanka.

Xigasho: The Star

©Radio Dalsan

Previous Post

Dhageyso: warka Habeen Ee Radio Dalsan

Next Post

Golah Ammaanka ee QM oo ugu baaqay Yuhuudda inay joojiyaan Degaamaynta ay ka wadaan Dhulalka La-haysto ee Falastiin.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

May 14, 2025
Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub
Warar

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

May 14, 2025
Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday
English News

Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday

May 14, 2025
R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
Warar

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
Warar

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

May 13, 2025
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah
Warar

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

May 13, 2025
Next Post

Golah Ammaanka ee QM oo ugu baaqay Yuhuudda inay joojiyaan Degaamaynta ay ka wadaan Dhulalka La-haysto ee Falastiin.

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

by Ilhaan
May 14, 2025
0

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si cad u sheegay in dalka Soomaaliya aan dib loogu celin...

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

by Ilhaan
May 14, 2025
0

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay si rasmi ah u daahfuray urur siyaasadeedka cusub ee Cadaaladda...

Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal

Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal

by Liban
May 14, 2025
0

Doha, Qatar – The government of Qatar is set to host a major international donor conference at the end of...

Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday

Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday

by Liban
May 14, 2025
0

MONTEVIDEO, URUGUAY – Former President of Uruguay José “Pepe” Mujica, a man globally revered for his humility, authenticity, and deeply...

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub
Warar

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal
English News

Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday
English News

Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
UN raises alarm as flash floods displace 84,000 in Somalia, kill 17 amid worsening climate crisis
English News

UN raises alarm as flash floods displace 84,000 in Somalia, kill 17 amid worsening climate crisis

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Mohamud rolls out ‘Justice and Unity’ party in high-stakes move ahead of upcoming elections
English News

President Mohamud rolls out ‘Justice and Unity’ party in high-stakes move ahead of upcoming elections

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
  • Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub
  • Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal
  • Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00